Ma ogtahay in reer luud ama qoomu luud in loo halaagay u tagida raga dareedeed, waa denbi aad u foolxun oo lagu sameeyo dhulka.
Nabi luud -nabadgelyo korkiisa ha ahaatee- dadkiisa ayaa bilaabay falkan foosha xun kaas oo ah rag inuu u tago raga kele, hadaba falkan maxaa keeno? goormuu waxaan ku dhacaa ilmaha?
marka hore waxaad ogaataa qofka ka fogaado diinta Alle inuusan helaynin wax xumaanta ka difaaco, midda labaad dad waxaa jira yaraantooda barta falkan, waxaa lagaaga baahan yahay inaad ka ilaaliso ilmahaga ilmaha ka weyn inuu la socdo siiba inuu bad ama webi la aado, waayo falkan meesha ayuu ka bilaabanayaa, sidoo kale cunugaaga inaad bartid cowrada waxa ay tahay,iyo inaysan banaanayn inuu dad cawradiisa u furo ama tuso, teeda kale dadka maanta shaydaanka u hiilinaya oo raba inay arintan caadi ka dhigaan iyaga shaydaan baa ku akhriyay sheekadan shaydaan bay adeecayaan, marka kuwaas Ilaahay baa ciqaab marsiin doono, raga dabada laga waso waa dadka dunida ugu liito oo xayawaanka xitaa ka liito, Ilaahay nin ayuu kaa dhigay, mida u tagayo nin isaga la mid ahna waa ka sii liitaa, galmada waxaa loo abuuray dumarka, waxaa la dhahaa nimanka futada in looga tago ayaa ah denbi ay samada dhulka saamyn kara halaag keeni karo, dadka Nabi luud -nabadgelyo korkiisa ha ahaatee-marka Ilaahay halaagi rabay wuxuu la gadiyay dhulka markaas ayuu ku soo daadiyay dhagax kulul naarta laga keenay.