Gabar soomaaliyeed oo baasto geedo ku canayso

Gabar soomaaliyeed oo baasto geedo ku canayso
Gabar Soomaali sida dadka japan oo kale baasto u cunayso, dad kasta waxay qaataan dhaqanka ama hidaha cuntada dalka ay ku nool yihiin, adiga maku cuni kartid labo qori maanta baasto, laakin gabadhan way cunaysaa saad u jeedo, cuntada waxay ka mid tahay waxyaalaha dadka dhaqankooda muujiya, soomaali haddaanu nahay waxan ku cunnaa gacanta waaa laga yaabaa dad qaar inay ku cunaan qaaddo iyo farkeeto, sideedaba cuntada soomaalida baasto ma aha baastada waxaa keenay taliyaaniga, soomaalida waxay caan ku ahaayeen soorta.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post