Dixriga dabada ka galo dadka maxaa keenayo


Tixri ayaa jira ka dhasho cuntada qaar ama biyaha wasakhda ah oo la cabbo Afka carabiga waxaa loo yaqaanaa الحرقص ama  الديدان الشعرية ama دبوسية ama دودة خيطية afka ingiriiskana pinworms tixrigaas futada ayuu ka dhashaa aad bay u cuncuntaa marka qofka tixrigaas galo, waxaa loo yaqaanaa jariiriso, qofka uu galo cuncun dartii lama seexan karo, marka dixriga dabada sidee la isaga ilaalinayaa oo loo reeb ? marka hore iska ilaali biyaha aad cabbayso iyo cuntada aad cunayso, marka labaad nadaafadda ku dadaal saxarada si fiican isaga nadiifi si uu kaaga dheeraado dixrigaas, jariirisada rag iyo dumarba way ku dhacdaa, mar waxaa na soo weydiisay gabar somali oo xaas ah oo sheegtay inay cuncun daran ka dareento dabada oo xataa heer ay gaaraty inay damacdo inuu ninkeeda geedkiisa ka galiyo si cuncunkaas uga damo, taas waxaa keeni kara jariirisada oo dabda gasha, naagaha jaririsada futada kagan dhacdo galmada dabada ayay halis u yihiin inay sameeyan, waayo marka gudaha dabada cuncun galo waxay u baahanaysa in farta la galiyo fartana waa yar tahay ma gaarayso meel fog marka gus ayay dalbaan oo dheer, gabadhii hal gadaal laga cuno kama hari karto marka labaad inay ku dhacdo, sidoo kale naagaha siilka ayuu ka galaa mararka qaarkooda, cudurkan aad buu u faafi karaa ukumaha tixrigan si dhaqsi ayay u fiiqmaan, waxaa ugu muhimsan nadaafadda.
dabada ayuu galadaa
tixriga oo sawiran
Previous Post Next Post