Damaashaadka reer soomaali ku nool dibada 2013

banaanka xafladda

kadaloobsi

derbiga

time
Farxada dadka aad bay uga helaan siiba dadka ku nool qurbaha iyo dibadda, gaar ahaan haweenka, ciidaha in la soo baxo oo la booqdo reeraha kale waa wax dadka ay aad u qiimeeyaan, haddaba dadka qaar waxay aadaan maalinta ciidda meelaha lagu baashaalo ama lagu cayaaro, naagaha waxay ka helaan xafladaha inay aadaan oo si fiican ay u labistaan, cilaan inta ay si fiican u saartaan oo qurux ka dhigaan gacmahooda ayay ka qaybgalayaan farxadda ciida, sheekada maanta waxay tahay dalka hooyo ayaa ku fiican farxadda
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post