Somali ku nool dibada oo calanka Western Somalia


ogaden girls
flag ogaden

hablo tajal ah
Waxaa laga wadaa somali galbeed dhulka ay dowladda itoobiya ka haysato soomaaliya waa dhul aad  u fiican oo aaran ah, waxaa dego dad fara badan sida shiiqaasha oo kale reer aw xasan iyo ogaadeen, dhulkaas  kuxuu ku jiraa gumaysiga itoobiya, dowladda soomaali ee hore dagaalo badan ayay ku qaaday meesha si ay u soo celiso dhulka Western Somalia

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post