Sida gabdhaha uga helaan sawirada cusub

Shirkadaha sameeya camerada boobeelada waxaad moodaa inay ogaayeen gabdhaha sida ay u jecel yihiin sawirada iyo ekshanka sawirka, waxaa la sheegay dadka ugu badan saw
ir galo waa dumarka, dumarka aad bay u jecel yihiin, xitaa waxay isku soo xiraan qaarkooda qollkooda waxay jirkeeda sawiraysaa iyadoo qaawan markaas ayay fiirsanaysaa sawirkeeda oo qaawan naasaheeda dabadeeda shuunkeeda, muraayaada inay isku aaddiso, markaas ayay tirtiraysaa, waxaa dhcaday sheeko yaab badan gabar u dhalatay dalka masar ayaa waxay iska iibisay moobeelkeeda, dadka iibsaday waxay u adeegsadeen moobileka barnaamijka lagu soo celiyo wixii laga tirtiray mobileka, waxaa jiro barnaamij soo celin kara wixii laga tirtiray PC ama mobile, waxay soo celiyeen sawiradii ay gabadha is sawiri jirtay iyadoo qaawan oo ay ka tirtirtay taleefankeeda, markaas ayay ku faafiyeen internetka , walaalaheeda ayaa arkay sawireeda oo qaawan, markaas meeshii dood weyn ayaa ka dhcaday

 
 
 
 

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post