Naag garoob dhibkan ayay leedahay



Muxuu taraa guurka gabadha bikaarada ah? waa isweyddin aad u fiican, marka hore waxaa xiqiiqa ah inaysan isku mid ahayn wax cusub iyo wax duug ah, marka gabar xiran oo aan nin kale arkin la mid ma noqon karto naag nin kale jirkeeda qaawan soo arkay, sidoo kale naagta marka ay gabar tahay adiga ayaa barayo galmada, laakin marka ay garoob tahay qof kale ayaa soo baray, haddii ninkaas uu kaa bahal weynaa way kuu dhamaatay, waayo naagta waxa hore ay u soo baratay ayay rabtaa, sheeko waxaa dhacday naag garoob ayaa nin guursaday marka wuxuu u kexaystay magaalada jidda markaas muddo marka uu la noolaa soomaali ayuu u soo diray iyadoo soomaali joogto waxay bilowday ninkeeda inay ku qasabto inuu fasax soo qaato, ninkii walaalkiisa ayaa naagta wuxuu kaga shakiyay ninkii iyada furay inay galmo la samaysay, walaalkiisa wuxuu ku yiri ha imaamin xaaskaaga waxay rabtaa inay uur kugu qariso, ninkii sacuudiga ku noolaa ma soo bixin naagtii shan bilood ka kaddib uurkii ayaa soo weynaaday waxaa cadaatay ninkeeda hore inay u dhiibtay ninkii jidda ku noolaa sidaas ayuu u furay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post