Macmacaanka bunka iyo cambuulada soomaaliya





Macmacaanka bunka iyo cambuulada soomaaliya

Bunka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka laysku qiimeeyo dalka soomaaliya, waxaa la socda bunka cambuulo, waxaana dadka la siiyaa xiliyada munaasabooyinka sida zabta arooska gudmaanka iyo tacsida iyo dadka wadaada ayaa loo dubaa bunka.
Waxaana lagu cunaa cambuulada galeyda inta badan way dhici kartaa in lagu cuno cabuulo masego ama cambuulo bariis.
Mararka qaar soor ama bariis ayaa laga daba cunaa bunka iyo cambuulada.

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post