Ma rabtaa naagta inaad ogaato dabcigeeda hoose akhri qoralkan



Indhaha naagaha astaamo waxay u yihiin dabeecadahooda, naagta marka aad aragto waxaad ka dareemi kartaa dhaqankeeda indhaha, gabdhaha kibirka badan dhaha ayay wareejiyaan marka ay hadlayaan, sidoo kale gabdhaha dabeecadda xun leh inadhooda way soo buuriyaan, gabdhaha leh indho sida qof hurdaya oo kale waxay tilmaamnaan caajis iyo raaxo jacayl, kuwa indhaha waaweyn leh waa kuwa ragga soo jiita, kuwa indha kuulan bahalkooda faruurihiisa way madow yihiin, astaamaha jirka naagta iyo dabeecadda waxaa laga fahmi karaa wejigeeda, waxaad ka ogaan karaa naagta sida ay u taallo qaabka uu wejigeeda yahay, siiba indhaha
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post