Qaniisnimada iyo madhalaysnimada maxay kala yihiin

Qaniisnimada iyo madhalaysnimada maxay kala yihiin

Inta badan daka waxay isku qaldaan madhalaysnimada iyo qaniisnimada, dhabtii wax shaqo isku lah ma aha, marka hore waa inaan ogaanaa mid kasta macaha uu wato, khaniisnimada waxaa laga wadaa ninka aan kacsanin ama ninka kacsado laakin dareenkiisa uu qaldan yahay oo nin kale damcayo waa ninka dabada laga fuulayo oo dabada ka kacsado, sidoo kale khaniis waxaa la dhahaa ninka kacsado oo aan biya ka bixin, qaniiska oo  kacsado oo biyaha ka baxaan waa dhali karaa, laakin kuwa kale ma dhali karaan, madhalaysnimada iyada waxay noqon kartaa qof caadi ah oo aan qaniis ahayn laakin biyahiisa daciif ah ama jirran, marka farqigaas ayaa u dhexeeya qofka aan dhalin iyo qofka khaniiska ah, sidoo kale khaniis waxaa la dhihi karaa midka haweenka isku shabaho oo sidooda oo kale u hadlo, waxaa kaloo la dhihi karaa midka labeebka ah oo labada xubin leh xubinta raga iyo xubinta dumarka labadooda ayuu ka kacsan karaa kana kaadin karaa.
raaxada sharmuutada
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post