Ninka waxaa laga rabaa inuu iska ilaaliyo sinada, sinada layskama ilaalin karo haddii aan laga fogaanin waddada ay leedahay, waxaa ka mid ah waddada sinada inaad naag aadan qabin meel gaar ah la gasho ama aad la saaxiibto, sidoo kale inaad daawato filimada galmada ama wasmada filimdaas dareenkaaga ayay kiciyaan marka aad aragto nin iyo naag isku haya waxaad damcaysaa inaad adigana samayso markaas sahal bay kuu noqonaysaa inaad sinaysato, sidoo kale naagta iyadana haddii ay daawato filimada sigiska ah nin ayay u baahanaysaa, somali waxaa la sheegay in aad loo keenay flinka loo yaqaano flinka dhalinyarada ama filinka wasmada, waxaa la sheegay in lagu fiirsado meelo bulsho ah dad badan ayaa isla fiirsada, taas waxay keenaysaa in dadka ay is fuulaan,