Rag badan waxay aaminsan yihiin naagaha marka ay da' weyn gaaraan ninka ka yar inuusan guursan karin, waayo marka nin yar naag ka weyn u galmoodo waxay ka cunaysaa dhuuxa lafaha, taas ayay sheegaan dadka, waxaa su'aal ah naagta weyn ninka ka yar dhib ma u keeni kartaa haddii uu guursado naafteedana ma dhibaysaa ninka yar? runtii guurka caadi ahaan waa is fahan inta badan dadka da'da isu dhow way is fahmaan way wada noolaan karaan, sidaas ayaa loo jeclaaday ninka inuu guursado naag da' u dhow, sidoo kale ninka marka ay naagta ka yar tahay way ka dambaynaysaa way ixtiraamaysaa sidaas ayaa loo dhahay naagta kaa yar guurso, sheekada galmada lama xiriirto, waxaa laga yaabaa dadka ka digay naagaha waaweyn siiba naagaha 50 ama 60 ama 70 jirka inay inta badan jirrooyin qabaan, taas marka ninka saamayn ayay ku yeelan kartaa, xagga caafimaadka, laakin haddii naagta wax jiro ayna qabin ninka hadduu u galmoodo iyadoo xaaskiisa ay tahay wax dhib uma keeni karto.