Galmada shayaadiinta iyo dadka masuurtagal baa



Naago badan waxay ka cabadaan in jin galmo la sameeyo, waxaa isweydiin mudan ma dhici kartaa inuu jinka naagaha banii aadanka uu galmo la sameeyo? runtii su'aal muhim ayaa lagu tiriyaa arintaas,  gabdho badan ayaa jin ka helo marka uu arko quruxdeeda ayuu dhex galaa kuna dhex hadlaa qaar waxay sheegaan inuu raaxo la sameeyo jirkeeda uu meelo muhim ah ka taabto sida naaska oo kale ama siilka, naag waxay sheegtay marka ay seexato inay dareemayso culays inuu jirkeeda soo fuulayo markaas ay dareemayso wax kulul inuu siilkeeda galayo iyadoo macaan dareemayso markaas ayay biyaha ka soo baxayaan .
laakin arrimahaan sax ma aha, mana la oggola, waayo naagaha haddii baabkan loo furo waxaa laga yaabaa inay sheegtaan in jin uureeyay marka ay nin kale uur ka qaadaan, naag kasta dhilo ah oo nin la tumatay ayaa waxay sheeganaysaa in jin sidaan yeelay, gabdho badan ayaa jidkan u furmaya, sidaa daraaddeed culimada waxay dhaheen ma suurtagalayso jin inuu naagaha insaanka u tago.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post