Caalamka wuu isku furmay wuxuu noqday sida hal tuulo oo kale, sawirada markii hore aad bay u adkaayeen in lays weydaarsado laakin maanta sidaas ma aha, waayo waxay noqdeen wax meel walba iska yalla, Farxiya fiska oo hadda aad u jeedid iyadoo la joogto dadkeeda, waad dareemi kartaa farxadda ka muuqata, heesaha soomaalida aad bay u dhegaystaan siiba marka uu yahay fanaanka qof ay ka helaan.
sheekada maanta dibada ka jirta markaad maqasho adigaaba yaabaya, hadaba la soco inay dadka soomaaliyeed yihiin dad marka ay dibadda joogaan isku xiran marka ay dalka joogaanna qabyaalad ku dhaqmaya, sawirada haddii aad ogaato sida ay u faafsan yihiin aad baad ula yaabi doontaa.