Haweenka iyo ragga yaa been badan, runtii arinta marka si fiican loo kuurgalo waxaa la ogaan karaa qofka beenta badan, marka hore waa inaan kala saarnaa, xagga da'da naagaha ayaa been badan. xagga bootadana ragga ayaa been badan, naagaha badankooda ma sheegaan da'da saxa ah, naag kasta aad weyddiiso dad'deeda dhabta ah, waxay ku leedahay aniga siddeed iyo toban baan jiraa, sidoo kale raga iyaga aad bay u booteeyaan, intuu ka soo qaato saaxiibkiisa shaati iyo surwaal oo uu ku soo labisto markaas ayuu leeyahay aniga waxaan ka shaqeeyaa shirkad hebel lacag badan baan qaataa bisha, ama aabahayga dibadda ayuu jiraa lacag badan ayuu ii soo diraa bil kasta, ama sacuudiga ayaan u socdaa visaha waan helay.