Sawirka xalwo xaaji ciise xamar cade

 

Xalwo Xaaji Ciise waa Xalwo caan ka ah soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho, waa xalwo aad u macaan badan oo y ka helaan dadka soomaaliyeed.
Dhaqanka soomaalida xagga cuntada inkastoo hadda uu sii ballaartay laakin xalwo xaajis ciise waxay ka mid ahayd cuntooyinka ugu caansan ee soomaaliya

 
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post