Wiil yar somali kalluun iibinaya old image

Wiil yar somali kalluun iibinaya old image
Somali young boy sells fish
Sawirkan waa sawir qadiin ah, oo tilmaamaya barwaaqada taalay soomaaliya, runtii wilkan yar wuxuu wadaa mallay  wuu iibinayaa, eeg sida uu u labisan yahay dharka uu wato, waa picture oo yaab kugu dhalinaya fiiri sada uu u dulqaadanayoo kulaylka uu dhex joogo, sidka dhabarka u saaran, taas waxay tilmaamaysaa soomaalidii hore inay ahaayeen dad jecel shaqada,  laakin kuwa hadda waxay ka helaan dawarsiga ama tuugsiga, maxaa ka xun in lacag cayr aad sugto bil kasta adiga iyo caruurtaada iyo xaaskaaga, maxaa tahay haddaan biilan karin xaaskaaga iyo ilmahaaga?
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post