Siil xunuunka maxaa ukeeno gabadha marka lagu seexdo waqtiga galmada



Qaababka galmada kaalin bay ka ciyaaraan raaxada galmada, galmada dabiiciga caadiga ah waa inuu ninka naagta ku kor seexdo oo ay lugaha kor u qaado, naacanna waxaa sameeyo dadka sida ay u badan yihiin  caalamka, laakin naago qaar waxaa jira galmadan marka lala sameynayo xanuun ka dameema siilka gudihiisa, marka xanuunkaas tolow maxaa keeni kara?
haddaba xanuunkaas wuxuu u noqon karaa dhowr waxyaalood midkooda 
tan koowaad ninka inuu bahalkiisa aad u weyn yahay una dheer yahay sida inuu gaarayo oo kale 25 senti  markaas meel fog ayuu gaarayaa ilmagaleenka afkiisa markaas ayuu hanthanto ku samaynayaa gabadha way dhibsanaysaa, midda labaad in naagta dhacaanka ka soo baxayo uu yaryahay oo siilkeeda qallayl yahay oo taas waxay keenaysaa inuu noqodo mid guska ku dhego isagoo qallalan, haddii uu ninka geedkiisa aad u weyn yahay waxaa fiican inuu qayb galiyo dhamaan ma aha inuu wada geliyo, haddii uu yahay bahalkeeda mid qallalan waxaa jirta daawo loogu talaggalay oo lagu gado farmashiyaha oo guska la mariyo oo dhacaanka siilka oo kale ah.
siil xanuunka arimahaas ayaa u badan, waa laga yaba sil xanunka si kale inuu ku yimaado.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post