Homepeople Sheeko yurub iyo dhaqan somali maxaa u kala dhexeeya Tuesday, April 08, 2014 0 Dadka soomaaliyeed guud ahaan dhaqankooda ayay la tageen meel kasta ay joogaan, inkastoo in yar ay ka tageen dhaqanka dalka hooyo, runtii gabdhaha badankooda waxay haystaan xijaabka iyo saakada asturaadda ahayd, way jiraan gabdho qaatay surwaal jeenis ama dhar qaqaawan Tags: people warar Facebook Twitter