Sababahaan ku dooro dumarka aad rabto inaad nolol la wadaagto



Naagta sida fiican kuu fahmi karto haddaba sidee lagu ogaan karaa, runtii naagta waxaa lagu garan karaa dabeecadda ay leedahay haddii naagta ay tahay naag haadhaad ah oo fudfudud haddaba waxaa fiican inaad ka fogaato oo aad ka dheeraato, waxaa kaloo jira haweenka soomaaliyeed inay badankooda yihiin naago war aan hubsanin waxaa laga yaabaa in ninka ay ku degdegaan oo ay kala tuuraan waxyaalo badan oo laga yaabo inay wax meel badan ka qaado, sidoo kale haddii aad u baahan tahay gabar qurux badan oo diin leh waxaad raadinaysaa gabar been aan sheegin oo daacad ninka u noqon karta, kana fogow naag isla qab weyn kuwa yurub ku nool waxay u badan yihiin naago war aan maqlin waxaa laga yaabaa ninkeeda inay la dagaallanto mar walba, heer waxay gaareen inay ninka amraan inuu ilmaha xaarka ka dhaqo ama kaadida iyadana waxay fiirsanaysaa filin
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post