Dumarka dabeecada xun sidee lagu gartaa



Dumarka xagga dabeecadda waxay u kala baxaan labo qaybood naago dabeecad fiican oo wanaagsan lala dhaqmi karo iyo kuwo dabeecad xun leh oo shaki badan oo aan lala dhaqmi karin, naagta marka ay leedahay daceedda xun waxaa lagu gartaa dhowr astaan oo ay ka mid yihiin :

  1. hadal sheeg sheeg, war qaadid
  2. santaag iyo kibir
  3. dhuuninimo iyo hanqaltaag
  4. lacag jacayl
  5. aflagaado
  6. afxaarnimo
  7. xaasidnimo
  8. madax-adayg
  9. oohin badan
  10. qanaaco dari
  11. xanaaq badan
gabadha sifooyinkan leh ka fogow guri kuuma dhaqi karto, nolol fiican kuma noolaanaysid haddii aad guursato naagtan marka hore waxaa laga yaabaa inay isqariso marka ay kula socoto oo aad shukaansanayso laakin guurka marka la galo oo isku guri aad wada seexataan waxay la soo baxaysaa dabeecadeeda dhabta ah.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post