Jacaylka markuu bilowga yahay gabadha waxay ka fikiraysaa ninka maalin walba inta ay sariirta tago oo sawirkiisa soo qaadato ayay xusuus galaysaa, astaamaha lagu garto naagta jacaylka hayo waxaa ka mid ah inay ka tagto cuntada, waxaa ka xirmaya abitaydka, cunto ma cuni karto markay aragto ninka ay jeceshay aad bay happy u noqonaysaa wayna farxaysaa, jacaylka markuu sii kordho wuxuu isu badalaa xanuun iyo walwal, ninka aad jeceshahay tolow ma ku jecel yahay isagana mise adiga keligaaga ayaa jecel? su'aalahan ayay is weydiinaysaa gabadha habeen iyo maalin, maxaa u keena jacaylka gabdhaha? jacaylka sidiisa wuxuu ku salaysan yahay dooqa naagta, naag kasta waxay ka fikiraysaa sidii ay ku dhisi lahayd guri marka waxaa dabiici ah inay ku qanacdo marka ay aragto nin fiican oo iyada ay is dhihi karto waa kugu habboon yahay.