Dastuurka gaalnimada miyaa ku culus waa yaabe

Dastuurka dalka wuxuu ka mid yahay waxyaabaha lays ku haysto waayo caadi ahaan dastuurada dunida waxay kasoo horjeedaan diinta Ilaahay soo dejiyay, inta badan dastuurada waxaa dejiyo shayaadiinta meel sare ka gaaray xumaanta iyo wasakhnimada, tusaale ahaanreer galbeedka waxay jideeyay khaniisnimada inay caadi tahay waliba ninka uu guursan karo nin kale sidoo kale naagtana ay guursan karto naag kale.
Taas gaalada waxay rabaan inay ku dhex faafiyaan bulshada muslinka.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post