Sidee lagu gartaa dahabka quruxda badan, runtii waxaa fiican inaad raacdo marka aad soo iibsanayso dahab qof qIbrad u leh dahabka, waayo waxaa lagaa gadi karaa dahab darajo hooseeya oo jajab ah, dahabka asliga aad buu u birbirqayaa waana liisho, qiimaha dahabka joogo maanta waxaad ka ogaan kartaa dalka aad ku nooshay xagga internetka, waayo qiimaha wuu isku xiran yahay waa sida sarifka lacagaha oo kale weeye, doolarka qiimihiisa dunida waa isku sicir, silsiladaha iyo jijimooyinka faraantiyada dhegaha dhamaan waa inaad kala fahamsanataa qaabka uu yahay, sidoo kale dahabka ma qaadan karo nin, keliya naagaha ayaa loogu talagalay inay isku qurxiyaan, dahabka maalmaha ciidaha qaali ayuu noqonayaa waayo aroosyada ayaa badan maalmahaas.