Yaasmiin iyo Saalax feerta jacaylka waa sidan

feerta yasmin iyo ninkeeda
Jirka markuu helo waxa uu rabo dhaqdhaqaaq ah qofka wuxuu ka helayaa caafimaad dhan oo buuxa, yasmin oo ka mid ah dumarka somaliyeed oo dadka inta badan uga sheekaysa cuntada caafimaadka u leh jirka ayaa hadda waxay la samaynaysaa sports inkeeda, yasmin ninkeeda waa nin maraykan ah oo lagu magacaabo saalax waa nin muslin ah marka daawo feerta ay samaynayso yasmin

Post a Comment (0)
Previous Post Next Post