Moodal cusub guurka soomaalida ku soo biiray kaas oo ah, oday baasaboor wata ayaa iiga fiican wiil dhalinyar ah oo jacayl wata, gabdhaha xamar iyo kuwa ku nool afrika ayaa waxay bilaabeen inay guursadaan odeyaasha soomaaliyeed oo ku nool wadamada reer galbeedka, taasoo keentay wiilasha soomali inay ka xumaadaan, sidoo kale guurka ma aha keliya hanti iyo lacag iyo yurub, guurka waa naxariis iyo raaxo iyo ubad iyo isuqalmid iyo isfahan, haddii aad guursato nin kaa weyn ogow inuusan kugu qancin karin galmada, haddii aad tahay gabar qooq badan waxaa laga yaabaa inaad raadsato nin dhalinyar ah oo kuu raaxaynaya dhibkaas ayaa ugu weyn guurka odeyaasha, haddii ninka odayga uu ku qancin karo xagga gogosha waa ok oo adigana aad ku qanacsan tahay, laakin waxaan filayaa inaysan sidaas ahayn waayo nimanka soomaali caadi ahaan galmada kuma fiicna, badankooda raaxada dumarka way ka maqan tahay, guurka dadka duqda ah dhibaas ayuu leeyahay waa dhibka ugu yar baa la dhihi karaa