Raga sida la ogyahay way ku kala duwan yihiin timaha jirka, siiba tinta ka soo baxdo xabadka ama shafka, tintaas xiriir lama laha raganimada ninka iyo awoodda galmada sida naago badan ay iska dhaadhiciyeen, waxaa jiro rag aan xabadka timo ku lahayn oo hadana karti galmo ka badiyo rag timo laabta ku leh, timaha xabadka mala xiriiri karaa ama waa mamnuuc ? haddii si daran ay u bataaan timaha shafka ama lugaha iyo gacmaha waa la gaabin karaa wax dhib ma laha, sidoo kale haddii dhib ay kuu keenayaan, ilaa iyo hadda dadka wax baaro ma fahmin faa'idada ay u leeyihiin raga oo ka yeesha laabta timo.
![]() |
timaha xabadka |
Cuntooyinka keena timaha inay laabta ka soo baxaan waa :
- ukun cayriin ah
- kaluunka lagu magacaabo sardeen
- beer basal lagu shiilay
- digir lagu sameeyay basbaaska guduudan oo kulul