Sheeko yaab badan oo soomaali kusaysa

somali bold faruur

faruur guduudan

naaso weyn iyo cajaro buuran
Nin ayaa naag aad u jeclaan jiray naagtaa waxay ahayd deriskiisa, maalin kasta wuxuu maqli jiray marka ay kasha mooyaha ku garaacayso, ninkii naagta waligiisa uma bandhigin jecalkiisa naagtii iyadoo joogta ayaa ninkii dhintay, markuu dhintay gurigiisa waxaa lagu arkay afartan mooyo, haddaba jacaylka wuxuu keenayaa qofka inuu xitaa jeclaado naagta uu jecel yahay wixii ayada ay samayso
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post