Maxaa laga wadaa shaah macamar? shaah wuxuu u kala baxaa seddex nooc mid ah shaah bigees ama renji oo caadi ah, mid caadees oo lagu daray caano mac, iyo mid macamar ah, kan macamarka ah waxaa laga wadaa midka lagu daro waxyaalaha carfiyo shaaha sida jooska iyo dhegeyaraha iyo qarfada iyo heelka, shaaha noocaas ah soomaaida iyo yamanta ayaa garanyo keliya sida muuqata, shaaha macamarka wuxuu noqon karaa bigees ama caddeys.