Salaanta naagaha soomaali waayahaan waxay isu badashay shumis taas waxaad ka garan kartaa sawirada ay
soo dhigaan hablaha soomaaliyeed webka bulshada ay ku xiriiraan ee caanka ah facebook, dad badan ayaa
salaantaas diidan waxay leeyihiin dhaqanka soomaaliyeed kuma haboona salaanta noocaas ah, laakin taas
waxay u noqon kartaa waxa loola jeedo dhunkashada noocaas ah, dal kasta dunida qaab buu leeyahay
laysku salaamo marka waxaan kaa rabnaa inaad ku soo qorto ra'yigaaga aad u aragto salaanta noocan ah, sidoo kale dadka salaantaas ka soo horjeeda waxay sheegayaan naagaha jecel inay naagaha kale la raaxaystaan ama loo yaqaano laysbiyaanka ayaa sidaas sameeya, laakin naagahaas waxay sameeyaan wax ka weyn sheekadaas oo ah naagta inay naagta kale carabka ama afka afka u saarto