Luuqa sheekada Facbook iyo gabdhaha

Wejibuuk ama foolbuuk ama Facebook waxaad u taqaanaba, waa meesha ay ku soo kulmaan soomaalida ku nool dacalada aduunka oo idil, waxaad ka helaysaa sairo badan oo aan la soo koobi karin, tolow yaa u badan Facebook marka laga hadlo rag iyo dumark? waxaa la sheegay inay naagaha u badan yihiin xagga adeegsiga foolbuuk, marka laga dalbado gabdhaha qaar sawir inay kuu soo diraan waxay ku leeyhiin darbigayga ka qaado sawirka aad rabto, mar dirac mar xijaab mar goono iyo funaanad, qaabab kala duwan ayay u soo geliyaa


 
 
 
 


Post a Comment (0)
Previous Post Next Post