Raga marka ay gabar bartaan isla markii waxay rabaan inay ku raaxaystaan dumarka qaar sheekada noocas ah ayay aaminaan ninka wuxuu dhahaa abaayo macaan waan ku jeclahay.
laakin dantiisa markuu gaaro kiiba ma ahan.
waxaa u daran inuu ku raaxaysto kadib jacaylka beenta uu sheegayay sida kubadda oo kale ayuu ugu cayaarayaa.
marka gabdhaha yaryar iska ilaaliya nimanka waarabaha ah oo raba kaliya naasihiina iyo siilkiina.
nin siil buu u ordaya haduu helo mid kale ayuu raadiyaa gabar kaste siilkeeda haka ilaalsato raga xaaraan dumarka ku fuuli rabo oo aan guur dhab diyaar u ahayn.