Qof kala saari karo ma jiro qaab ahaan soomaalida iyo dad reer jabuuti, gabdhaha jabuuti qaabkooda waa sida naagaha soomaali oo kale, laakin waxaa la sheegaa naagta reer jabuuti inay kaga fiican tahay midda soomaaliya xagga romantika, wayna ka nin jeceshahay, xagga raaxadana iyada ayaa kaga fiican baa la dhahaa, dumarka jabuutida ma sunna loo gudaa? runtii gudniinooda waa kan soomaaliga oo kale, laakin dareenka xagga nin iyaga ayaa ka daran kuwa xamaraawiga ah.