Homewarar Farxiyo kabayare markay uurka lahayd Saturday, March 15, 2014 0 Sawiradan waxaa laga qaaday fannaanadda caanka ah oo lagu magacaabo farxiyo kabayare marka ay uurka lahayd, farxiya kabayare waa heesaa oo soomaalida aad u yaqaanaan, waxay tagtaa soomaali waxayna taageersan tahay dowladda soomaali Tags: warar Facebook Twitter