Daanyeer hooyadii gaari dhuftay eeg murugada ka muuqata

Daanyeer hooyadii gaari dhiftay eeg murugada ka muuqata
Marka aad kexaynayso gaari waxaa lagaaga baahan yahay inaad eegto wadada aadan is dhihin dad mooyee xayawaanka wax qiime ma laha ee iska daa, waxaad ogaataa in lagaaga baahan yahay inaad u naxariisato xayawaanka sida dadka aad ugu naxariisanayso eeg daayeerkan yar hooyadii waxaa dardaray gaari isaga oo murugo ka muuqato wuxuu ag joogaa hooyadii oo mayd ah. 
waa arin runtii naaxdin leh
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post