Xasan Daahir iyo Xasan Turki iyo Amin Arts

Xasan Turki wuu dhintay Ilaahay ha u naxariisto Xasan Daahir baa hadda nool oona ah nin siyaasadda ku jira laakin guri ku xiran
Xasan Daahir markuu waayay waxa uu heshay shariif Axmed furka ayuu tuurtay.
Ilaa iyo hadda wuxuu raadinayaa inuu wax noqdo laakin wuu la'yahay.
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post