Marka ruux lagugu afuufo haweeney uurkeeda ayaad ku barbaaraysaa
markaad oynaysid haweeney dhabteeda baad ku oynaysaa, markii aad jacayl jilaysid haweeney qalbigeeda baa ku sugnaanaysaa ee u dhimri dumarka, naagta waa amaano looma abuurin in la dullaysto waaa yiri hadlaas sh caaid alqarni