Caqabada shukaansiga raga qabao waxaa ka mid ah inuu ninka naagta uu xumaato ka rabo ama waxa ay dhahaan gaabsi, qofka marka uu u socdo guur shukaansiga kuma adkaanayo, waayo waa nin daacad ah oo hadalkiisu run yahay, laakin qofka markuu been sheegayo oo uu rabo gabar inuu shukaansado, wuxuu ku dadaalayaa keliya inuu jirkeeda si xaaran ku taabto, ninkaas waxaa lagu gartaa naagta marka ay is bartaan inuu ka hadalo hadal galmo la xiriiro, siiba marka uu taleefan kula hadlayo gabdha uu rabo, sidoo kale ragaas waxay ku siigaystaan codka naagaha marka ay taleefan kula hadlayaan, haddaba gabdha haddii ay aragto nin xumaato ka rabo oo guur ku soo gabanayan, waxaa laga rabaa inay si dhaqsi uga fogaato, waayo haddii ay jirkeeda siiso isagoon guursanin hadhow wuu ka tagayaa jidka auu kaga tagayaa lagama yaabo inuu guursado.

Tags:
warar