Sheekadii nin wiishka la yaabayay oo reer baadiyaha ahaa

Sheeko yar baa jirtay nin ayaa wuxuu la socday wiilkiisa waxay soo ag istaageen wiishka dabaqa loo raaco way la yaabeen waligooda mysan arag ninkii wuxuu argkay naag waayeel ah oo meesha timid oo taabatay batoon markaas ayay wiishka gashay wax yar kaddib wiishkii waxaa ka soo baxday gabar yar ninkii wiilkiisa ayuu ku yiri dhaqso hooyadaa u wac .
sheekada






Post a Comment (0)
Previous Post Next Post