Hablaha soomaaliyeed oo ku nool yurub waxay badanyihiin garoobo taasna waxaa ugu wacan dhaqanka cusub ay naaguhu barteen.
Waxaa jira dad badan oo ku nool yurub hadana la' jacayl iyo dhaqan macaan.
Kuwaas waxay usoo gudbiyeen naagaha ku nool gudaha dalka dhaqan xumida ka jirta dalka iyo dibada waxay noqtay mid dadka caadi la ah.
Raaxada guurka iyo wanaaga qoyska ayaa meesha ka baxay sheekada si kale ayay noqotay quruxda hablaha iyo raga maanta meel xun ayay maraysaa.






