Ragga Somaliyed hawenka joogga leh maxay ku jeclaadeen


Jooga naagaha wuxuu ka cayaaraa quruxda kaalin weyn soomaalida maxay ku jeclaadeen naagta dheer?
dadka somaliyed waxay aaminsan yihiin quruxda naagaha inay ku jirto dhererka naagta joogga leh ayaa jamaalka leh, waxaa kaloo ay aminsan yihiin naagta dheer oo tajalka ah inay dhalayso ubad dheer oo xoog marka sidaas ayaa ay u tahay agtooda naagta tajalka mid qurux badan, si kastaba ha ahaatee naagta gaaban laguma tilmaami karo foolxumo, quruxda keliya ma aha dhererka iyo jooga waxayse ku jirtaa meel walba xagga jirka iyo dabeecaddaba.
Ragga Somaliyed hawenka joogga leh maxay ku jeclaadeen
Post a Comment (0)
Previous Post Next Post