Gabadha marka ay facbook iska qorto ama iska diiwaan galiso, waxay soo iibsanaysaa moobeel qaali ah iyo dhar qaali ah, markaas ayay bilaabaysaa inay sawiro khatar ah iska qaaddo, album ayay samaysanaysaa maalin walba waxay soo dhigtaa sawir cusub, kaddib waxay sugaysaa cammentiga dadka waxay dareemaysaa farxad aad u weyn, runtii ma aha sawirkaaga inaad soo dhigto facebook marka aad sugto amaan iyo quruxdaada in laga sheekaysto, waxaa la rabaa inaad naftaada ku kalsoonaato