Dadka Ilaahay abuuray isku si ma aha, horay baa waxaa loo yiri: "shanta farood ma sinna", gabar waxaa jirta mayiiko waxa la dhaho hayso, mayiikada waa maxay? mayiikada waxaa laga wadaa kacsiga xadkiisa dhaafay, sidee lagu gartaa kacsiga xadkiisa dhaafay? qof caadi ahaan marka uu galmo sameeyo waa inuu qaboobaa oo degaa, taas waxay sheegaysaa inuu dhergay, haddana muddo ayuu sugayaa hal maalin ama labo malin ayuu haddana tabayaa galmada, laakin waxaa jira dad oo aan dhergin rag iyo dumarba, laakin hadda hadalkeena wuxuu saaran yahay dumarka oo kacsiga badan, dumarka noocaas ah haddii aysan lahayn diin ku filacn xumaan ayay ku dhacayaan, haddii la guursado waxaa laga yaabaa inay nin kale la tumato, siiba marka uu yahay ninkeeda nin aan ka soo bixi karin galmada ay kaga baahan tahay, sidoo kale haddii uu safro waa la mid, dumarkaas isma celin karaan haddii ay nin shiirkiisa uriyaan, maskaxdooda way wareegsanaysaa marka ay nin u dhowaadaan, naagtaas oo kale waxaa xal u ah inay guursato nin iyada oo kale ah, ninkaas keliya ayaa qancin kara, waana laga yaabaa inay si fiican isugu raaxeeyaan.