Guurdoon hadaad tahay oo daacad ah soo gal halkan


Guurdoon dacad ah oo uu dhab ka yahay guur maba laga yaabo inuu waynayo, waxaa jira boqolaal gabar ku nool dibadda keliya u baahan nin diin leh aqoon leh, oo jaamacad ka soo baxay oo qaadi kara mas'uuliyad, immisa aabbe ku nool yurub oo gabdhahooda u raadinaya wiilal fiican oo akhlaaq leh, haddii aad tahay guurdoon oo Alle ka baqaya oo raba gabadha inuu dhaqdo oo aan rabin inuu ka dangaaro lagama yaabo inaad weysid guur, dumar badan ayaa jira aad u raadinaya niman wanaagsan oo maamuli kara gurigooda, waxay ku badan yihiin UK iyo Canada iyo Sweden iyo Norway iyo meelo badan, waxay keliaya u baahan yihiin rag guurdon ah oo daacad u ah iyaga, haweenka noocaas ah lacagtooda iyaga ayaa haysta kuam weydiinayso wax inaad siiso, wax kasta iyada ayaa wadato, haddaad aad u ficnaatid Visa ayay kuu soo dhamaynaysaa, gurdon  dhab ah keliya noqo, markay kuu soo xarayso hor ayaad ka aadaysaa, laakin markaad yurub gasho ha ku jisaarin, si rag badan sameeyay.
 








4 Comments

  1. Kkkkkk been badanaa Maxaa gabdhaha walaala haaga eh sawirkoda Uga beenshegee walaal ilaah kabaq

    ReplyDelete
  2. Wa heli kartaaan insha aalh haddi runta hay

    ReplyDelete
  3. magacaygu waaa cabdulaahi cisman waxaan kunoolahy somalia waxaan ahay guurdoon waana iga daacad waxaan doonin gabar diin leh oo xishoota hadii waxaan ahay araday dhowan jamacada dhemeeyay waana shaqaystaa hada hadii uu web saykani iihelo fadlan igala sooxiriira 0907713309 mahadsanidiin

    ReplyDelete
Post a Comment
Previous Post Next Post