Dulmiga ragga qaarkood hablaha ay dulmiyaan video


Dulmiga aad buu xun yahay siiba marka la dulmiyo qof daciif ah oo aan is difaaci karin, gabdhan waxay sheeganaysaa in uu dulmiyay nin waxay leedahay nin mar dambe ma aaminayo, aad bay u oynaysaa, haddaba sidee baa la isaga ilaalin karaa raga beenta badan oo naagaha ka dangaara? runtii ninka naagta danta ka wato waxaa lagu gartaa durba wuxuu ka fikirayaa markuu shikaansado sidii jirkeeda uu u gaari lahaa, beentana biya camal ayuu u cabaa, raga waxay u kala baxaan kuwa naagaha u tura iyo kuwa naagaha ku taagsada oo dusha ka fuula daawo gabdhan











Post a Comment (0)
Previous Post Next Post