Quruxda waa lagu kala aragti duwan yahay, raga qaar dhererka ayay u arkaan qaarna naagta gaaban ayay qurux ku tilmaamaan, qaarna hablaha dhuuban oo caatada ah, qaarna hablaha buuran oo naasaha iyo futada u weyn.
Marka raga haddii aad weydiiso waad dareemi kartaa jawaabahooda kala duwan xagga quruxda.
Marka waxay u noqonaysaa ninka meesha uu kusoo barbaaray iyo fikirka uu ka aaminsan yahay jirka dumarka.