Xamar oo la sheegayo in laga furay jaamacado badan, waxaana u badan ardada jaamacadaha hablaha soomaaliyeed, tolow soomaali ma waxay gali rabtaa marxalad cusub xagga waxbarashada, wiilashii ayaaba laga badin rabaa aqoonta, marka yurub la tagay haweenka iyo raga waxay ku tartamayeen xaga waxtarka, nimanka badankooda maanka waxaa ka galay marduuf jaad dumarkana maamulka qoyska, sidaa awgeed aad baa la isu furay