Hadda waxaa bilaabatay in la maro marka yurub loo socdo dalka Liibiya, dalkaas oo la sheegay saxaraa weyn inuu leeyahay, inta ay biyaha dhamaadaan ayaa kaadida la cabayaa, dad badan soomaaliyeed wiilal iyo gabdho ayaa kaadi soo cabay marka ay gurub galayeen, waxaa la sheegay wiilasha inta ay gabadha u tagaan ayay leeyiihin abaayo ii kaadi hal mar harraad baan la dhimanayaa, buufiska dhibkaas ayuu leeyahay waxaana kuu sii dheer badda u dhexaysa Italy iyo Libya





