Aduunka waxaa lala yaaban yahay haweenka soomaaliyeed sida ay ugu dadaalaan xijaabka, hadda marka la arko naag xijaab weyn wadadto waxaa la dhahaa waa soomaali, dalalka yurub waxay ka badiyeenba carabtii, runtii waxaa yaab badan in carabta ay timahooda soo qaawiyaan iyo jirkooda, soomaalidiina inay is xijaabaan, carabta waxay aaminsan yihiin inay diinta ugu dadka aan carabta ahayn, sida afrikaanka iyo aasiyaanka iyo yurubta oo kale, laakin arintaas waxba kama jiraan, waayo diinta kuma xirna nasabka qofka ee waxay ku xiran tahay camalkiisa