Xoriyadda ay ka helaan dumarka dalalka yurub waxay badisay furiinka bulshada soomaaliyeed ee ku nool dalalka gaalada,l naagta markii soomaali ay ku noolayd lacagta waxay ka sugi jirtay ninkeeda sidaa awgeed ninka wuxuu ahaa qofka guriga ka taliya, laakin marka la yimid wadamada qurbaha gaar ahaan yurub iyo maraykanka waxaa gacanta lacag loo galiyay dumarka marka waxay ku dhaqaaqeen xukun adag ninka bacda in loo tuuro ayaa bilaabatay, sidoo kale raggii soomaaliyeed ayaa noqday dad ka soo bixi waayay wixii loo dirsaday oo waajibaad ah, ninka wuxuu rabaa inuu naagta kula dhaqmo si asoo iyada u shaqaynaya oo kale wuxuu rabaa inuu qaadkiisa cuno oo fadhi ku dirir aado haddana iyada xukumo